Liverpool oo soo laabatay

PREMIER LEAGUE

11/3/20251 min read

liverpool ayaa guul weyn ah gaartay axadii ayadoo u suurta gashay in ay dib ugu soo laabato kaalmaha hore ee premier League. dhanka kale weli waxaa la loodin la"yahay kooxdii Arsenal ahayd ayadoo dhibco badan ku hogaaminaysa Horyaalka Premie League.